Somaliland Democratic and Development Party (SDDP)
Himilada Urur Siyaasadeedka Horseed Waxa Uu Xambaarsan Yahay Ka Guurista Ururo Qabyaaladeed iyo Dan Gaar ah, iyadoo loo Guurayo ama la Abuurayo Bulsho Dan-Wadaag.
Ururka Horseed Waxa Uu Aaminsan Yahay Fikirka In Bulshadu Qaranka Leedahay, Dhamaan Hawl-wadeenda Qarankuna Yihiin Adeegayaashooda.
Hawl-wadeenada Ururka Horseed Waxay Ugu Adeegayaan Bulshad Is Siman,Iyga Oo Goaamadooda Ku Salaynaya Rabintaaka Bulshada(Danta Guud),Una Fulinaya Siday U Kal Mudanyahiin